Asal Xamar Jajab wuxuu u taagan yahay mideynta, horumarinta, iyo difaaca danaha bulshada Reer Xamar, iyada oo la ilaalinayo dhaqankooda, hiddahooda, iyo qiyamka ay ku dhisan yihiin. Waxaan u shaqeynaa si iskaa wax u qabso ah, anagoo dhiirrigelineyna midnimo, nabad, iyo horumar bulsho oo waara.